Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Ee Faransiiska Iyo Jarmalka Oo Gaadhay Magaalada Addis Ababa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Ujeedka safarka wasiiradan ayaa ah si ay u taageeraan heshiiskii nabadeed ee lagu soo afjaray dagaalladii labadii sanno ee la soo dhaafay ka socday waqooyiga gobolka Tigray.

Annalena Baerbock oo ah wasiirada ka socotay dalka Jarmalka, ayaa sheegtay in iyaga iyo Itoobiya ay ka wadahadli doonaan baahida loo qabo nabad waarta, isla xisaabtan.

Sidoo wasiiradda ayaa sheegtay inay Itoobiya kala hadlayaan iskaashiga ballaadhan ee ka dhexeeya Midowga Yurub iyo Midowga Afrika.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this