Deeq A. Posted January 13, 2023 Xildhibaan ka hadlay Deeq waxbarasho oo la musuqmaasuqay “Qoondada Gudiga Tacliintu Awdal iyo Sool kasiisay Deeqda waxbarasho maaha wax la aqbali Karo. Gudiga waxan usoo jeedinaynaa inay dib ugu noqdaan sheegana waxa ay u cuskadeen. Dalka ma in la wada xaaladeeyo ayay xukuumadu ku tashatay tolow?”……Xildhibaan Maxamed Abiib Halkan ka ogow qabiilada ay ka soo jeedaan 100 ka arday ee Somaliland usoo xulatay inay noqdaan Kuwa ubaxaya deeqda wax barasha da ee itoobiya siisay Somaliland. Gabiley Clan : 54 West Burco Clan : 20 Habar-Jeclo : 16 Arab : 5 Sool clan : 2 East Sanaag Clan : 1 Gadabuursi 2 Qaran News Share this post Link to post Share on other sites