Sign in to follow this  
Deeq A.

Banaan-bax ay soo abaabushay dowladda oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16735417352481739.jpg?resize=720%

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka qayb-galaya bannaan-bax ay dowladda soo abaabushay oo looga soo horjeedo Al-shabaab.

Banaan-baxa ayaa lagu qabtay garoonka ciyaaraha Eng Yariisow (Ex Koonis), waxaana ka qaybgalay shacab iyo shaqaalaha dowladda.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadal ka jeediyay bannaan-baxa ayaa shacabka Muqdisho kula dardaarmay in ay la shaqeeyaan laamaha amniga, soona gudbiyaan xogta Al-shabaab.

PUNTLAND POST

The post Banaan-bax ay soo abaabushay dowladda oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this