Sign in to follow this  
OLOL

Treacherous web of Espionage Killings in Mogadishu- What A Rat Race!!

Recommended Posts

OLOL   

14 August 2004

G/Sare Ismaaciil Xaaji Cusmaan

Korneyl Boolis ah

Gurigiisa H/wadaag

 

waxaa loo maleeynaayaa inuu la shaqeeynaayay kooxaha reer galbeedka ah ee ku howlan ugaarsiga ragga argagaxisa ku sheega lagu tuhunsan yahay

 

13 Oktobar 2004

Cabbaas Cabdi Cali

Guddoomihii Bankiga Barakat

Huriwaa

 

Waxaa loo maleeynayaa in loo dilay ka soo horjeedka kooxaha dagaal oogayaasha ah ee Tigreega la jira.

 

26 Oktobar 2004

Maxamud Cabdinuur Aadan (Battaar)

Korneyl Nabad sugidda

H/wadaag

 

waxaa loo maleeynaayaa inuu la shaqeeynaayay kooxaha reer galbeedka ah ee ku howlan ugaarsiga ragga argagaxisa ku sheega lagu tuhunsan yahay

 

 

 

10 November 2004

Maxamud Xasan Taakow

Aqoonyahan

Yaaqshiid

 

Waxaa loo maleeynaayaa inuu warbixin sir ah uu siin jiray hayadaha sirdoonka reer galbeedka.

 

11 November 2004

Jen. Maxamed Cabdi Maxamed

Jeneraal Milateriga

Shibis / ku geeriyoodya Nairobi

 

waxaa loo maleeynaayaa inuu la shaqeeynaayay kooxaha reer galbeedka ah ee ku howlan ugaarsiga ragga argagaxisa ku sheega lagu tuhunsan yahay

 

 

 

1 Disembar 2004

C/Raxmaan Maxamud Abiikar (Philosophy)

Aqoonyahan

Gurigiisa Yaaqshiid

 

Waxaa loo maleeynaayaa inuu warbixin sir ah uu siin jiray hayadaha sirdoonka reer galbeedka.

 

23 Janaayo 2005

Jen. Yuusuf Axmed Sarinle

Jeneraal Boolis

Gurigiisa Wardhiigley

 

waxaa loo maleeynaayaa inuu la shaqeeynaayay kooxaha reer galbeedka ah ee ku howlan ugaarsiga ragga argagaxisa ku sheega lagu tuhunsan yahay

 

 

 

29 Janaayo 2005

Dr. C/raxmaan Warsame Cilmi

Aqoonyahan

Madiina

 

Waxaa loo maleeynaayaa inuu warbixin sir ah uu siin jiray hayadaha sirdoonka reer galbeedka.

 

31 Janaayo 2005

Col. Xersi Maxamuud Cumar (Xersi Dhoore)

Korneyl Nabad sugidda

Yaaqshiid

 

waxaa loo maleeynaayaa inuu la shaqeeynaayay kooxaha reer galbeedka ah ee ku howlan ugaarsiga ragga argagaxisa ku sheega lagu tuhunsan yahay

 

 

 

9 Febraayo 2005

Kate Peyton

Saxafiyad Ingiriis

Albaabka Hotelka Saxafi

 

Waxaa loo maleeynayaa in dilka gabartaan weiryaha caalimiga ah ineey ka danbeeyaan dagaal oogayaasha garabka tigreega wato.

 

13 Maarso 2005

Sheekh Yuusuf Sheekh Faarax

Wadaad

Hodon

 

Waxaa loo maleeynayaa in loo dilay ka soo horjeedka kooxaha dagaal oogayaasha ah ee Tigreega la jira.

 

 

 

 

 

7 Abril 2005

C/llaahi Kaahiye Cali

Sarkaal Boolis

Afisyoone

 

waxaa loo maleeynaayaa inuu la shaqeeynaayay kooxaha reer galbeedka ah ee ku howlan ugaarsiga ragga argagaxisa ku sheega lagu tuhunsan yahay

 

 

 

19 Abril 2005

Drs. Maryan Maxamed Xasan Kuulow

Aqoonyahan samafal

Waaberi

 

Waxaa loo maleeynaayaa ineey warbixin sir ah eey siin jirtay hayadaha sirdoonka reer galbeedka.

21 May 2005

G/Dhexe Maxamed Siciid Maxamed C//lle

Sarkaal Boolis

Ceymiska Yaaqshiid

 

waxaa loo maleeynaayaa inuu la shaqeeynaayay kooxaha reer galbeedka ah ee ku howlan ugaarsiga ragga argagaxisa ku sheega lagu tuhunsan yahay

 

 

 

11 July

C/Qaadir Yaxye Cali

Aqoonyahan

Madiina

 

waxaa loo maleeynayaa inuu wax ka qoray warbixintii ICG-ga

 

11 July 2005

Xersi Cabdi Cilmi (Xersu Lugeey)

Sarkaal maxkamadeed

Yaaqshiid

 

30 July 2005

Sheekh Maxamed Muumin Haaruun

Wadaad

Wardhiigley

 

Waxaa loo maleeynayaa in loo dilay ka soo horjeedka kooxaha dagaal oogayaasha ah ee Tigreega la jira.

 

 

31 July 2005

Col. Maxamed Cusmaan Coon

Sarkaal Boolis

 

waxaa loo maleeynaayaa inuu la shaqeeynaayay kooxaha reer galbeedka ah ee ku howlan ugaarsiga ragga argagaxisa ku sheega lagu tuhunsan yahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this