Deeq A. Posted January 12, 2023 Mustafe Martin oo Lagu Xidhay Hargaysa Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Mustafe Martin oo maalintii shalay yimi Magaalada Hargaysa. Sida Cabdirisaaq Meecaad u cadeeyay Warbaahinta. Mr Meecaad waxa uu intaas ku daray in Markii Boolis ku qabanayay ay la socotay Xaaskiisu balse iyada la Soo daayay. Hadana isaga lagu hayo Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargaysa. Saab tv Qaran News Share this post Link to post Share on other sites