Sign in to follow this  
Deeq A.

Odayaal Reer Laascaanood Ah Oo Sheegay In Xukuumada Somaliland Ay Ka Been Abuuratay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Odayaal reer Laascaanood ah ayaa xukuumada Somaliland kala hadlay kiiska nin shacab ah, oo dhawaan ciidamada millaterigu ku toogteen magaalada Laascaanood.

Waxa ay sheegeen in wasiirada ay odayaashu la kulmeen ay ugu tageen si ay ugala hadlaan, arrinta mid kamid ah shacabka magaalada oo maalmo ka hor ay ciidamadu toogteen xili habeen ah, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this