Saalax Posted February 24, 2010 Liiska Gudiga loo magacaabay dedaal ka soo ulkamay fikrad ka soo maaxatay dhalinta Gobol Sanaag kuwaas oo ka bilaabmay hindise ay soo unkeen aqoon yahanadaasi taas oo dhowaan dhagaxa la dhigi doono dekedan cusub ayay gudiga Debeda ee ku hawlani soo gaadhsiiyeen shabakada wararka ee Sanaag.org liis ay ku qoran yihiin magacyada ka hawl geli doona dhismaha dekeda maydh kuwaas oo kala ah sidan: 1- ibraahim faarax jooj Gudomiyaha maamulka dhismaha dekedda maydha 2-ismaaciil jaamac jibriil: Ku xigeen 3-xmed cali xasan :Xoghayn 4-siciid axmed xaashi xisaabiye 5- naasir cali jaamac madaxa shaqaalha 6- maxamed cali cigaal : khasnajiga guuud 7-hodon barre cabdi maamulka iibka iyo saadka 8-saalax siciid axmed maamulka gaadiidka 9--maxmed siciid cabdi : xubin 10-axmed jaamac ismaciil Dafac Xubin 11-cali xasan nuur xubin 12cabdi siciid axmed xubin 13-yaasiin mire maxmed xubin 14-siciid cabdi xuseen. xubin hadaba gudiyadan oo aanay weli shaqada dusheeda ku wada kulmi iyda oo dalka iyo debedaba kala joogaan liiskan oo uu shabakada u soo gudbiyey aqoon yahan cabdale cali cigaal ayaa sidan u qoraa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 24, 2010 JB what do you think now? do you still hold your radical views towards L.Q? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 24, 2010 Waxaa Shabakada Wararka ee SanaagNews soo gaadhaya Hambalyooyin aad u tira badan kuwaas oo ku aadan war farxadeed in badanba dadwaynaha reer Sanaag mar uun sugaayeen, Waa barnaamijka Horumarinta Gobolka Oo Runtii u baahan in loo guntado , lana yeesho hal hadaf oo qudha kaas oo ah waar sidee uga fikirnaa degaankeena o isku filaada, taas hadii loo maro wadada wanaagsan si dhib yar aaya loo gaadhi karaa. hadaba Qaar kamida hambalyooyinka Naga soo gaadhay mid ka mida akhristayaashada nala eeg. Hambalyo ku socota dhamaan inta ku lahayd fikir , talo iyo dhaqaajin waxaan leeyahay waad naga farxiseen... halkaa ka sii wada waxaan xusi doonaa ashkaas aan is leyahay wax badan ayay qabteen. 1)Suldaan Maxamed Xirsi Qani 2) suldaan rashiid suldaan cali ducaale 3) cabdalle cali cigaal 4)aniis maxamed ismaciil 5)gud cabdiraxman ducaale damir 6)Nuur Cilmi 7)Mayor Ismaciil Xaaji Nuur 8)Ibraahim Farax George 9)naasir Jamac Collad 10) Axmed fais Maxamed Cali(naahi) waxa mudo aad u dheer lagu hawalana side magalada tarikhaga e maydh dekad logo samayn laha taso anfacaysa jamuriyada somaliland iyado laga marmi doni hadi mashrucasi hir gelo puntland iyo bassaso iyo lacaga falsada e dhaqale buburka ku kaliftay bariga somaliland hada waxa mahad leh ugu horayn cuqaashan iyo &aqoon yahanada hawshan u guntaday waxanu ogeysinaysa cuqashan iyo wax garadkan hadi anu nahay qurba-joga somaliland iyo golka sanaag anu ka qayb qadan dono mashrucan wax ku olka ango kashanayna hayadaha calamiga iyo international NGOs waxano kale is weydin mudan faido inte leg ba dekeda maydh so kordhinaysa 1) gobolka sanaag wuxu noqonaya gobol dhaqaale ahan isku filan (economicly self suffient) 2) misaniyada somaliland o e ku kordheyso dhaqaale ah ila 40% marka laga marmo dekadaha puntland 3) dekada iyo ganacsiga wax kalo laga faidi shaqoyanka faraha badan ka so bixi dona dhaqdhaqgaa ganacsi 4) dekada maydh waxay u horsedaysa hor mar baladhan gobolka sanaag ka so ka denbeya gobolada kale e somaliland . waxan ku so gunanadaya qoralka gabaygi xaaji adan afqalooc Ta aynu manta qabana bere tahay asaskiye Dhasene caqibo tahay iyo ti e mahadshane Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 25, 2010 gudiga yaa magacaabay ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 25, 2010 dee^^^^^ waxa magacabay mamuulka sanaag-somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sikaawe Posted February 25, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: gudiga yaa magacaabay ?? Thanks Sacad for the info. -------------------------------- Jacaylbaro, Hadaad dooneysid cidda magacowday warqada heading-keeda ayay ku qoran yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 25, 2010 Sikaawe, JB is not properly happy since his name is not on there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 25, 2010 Originally posted by Sacad *Ducaale: dee^^^^^ waxa magacabay mamuulka sanaag-somaliland. Hmmm ,, Okey. Warqadaasi way kala dhiman tahaye bal ku noqo sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 25, 2010 JB, it's not our fault your name isn't in there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 25, 2010 sacad actually waxa magacaabay the elders who have been over seing this project, this is privately funded project and has nothing to do with local government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sikaawe Posted February 25, 2010 Originally posted by Sacad *Ducaale: Sikaawe, JB is not properly happy since his name is not on there. We can add his name to it bro if he is honest and want to share something with his brothers honestly. Not always cunningly clever ideas will work for you Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 25, 2010 sikawe sacad anaa bac ku yara xidhoo waxaan ku idhi jacayl wants to destroy the project destroyed Quote Share this post Link to post Share on other sites