Sign in to follow this  
Deeq A.

PUNTLAND Oo Ku Dhawaaqday Inay Tahay Dowlad Madax-bannaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamul gobolleedka Puntland oo War-saxaafadeed ka soo saaray khilaafka ka dhexeeya Dowaldda Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka Madax banaan yihiin Dowlada Federaalka Soomaaliya ilaa laga dhamaystirayo qodobo heshiisyo ah.

Warsaxaafadeedka oo ka kooban Saddex Bog ayaa sidoo kale Puntland ku shaacisay in Dastuurka uu siinayo in sida dowlad Madax bannaan oo kale ay u dhaqanto.

“Inta laga dhammaystirayo Dastuurka Federaalka oo Puntland wax ka ansixisay, kadibna afti dadweyne lagu meel-mariyay, Puntland waxay lahaanaysa awoodda dowlad madax-bannaan” ayaa lagu yidhi Qoraalkaas.

Qoraalkan ka soo baxay Puntland ayaa muujinaya inay si toos ah xidhiidhka ugu jartay Villa Somalia oo waayadan dambe khilaaf siyaasadeed ka dhexeeyay.

321915669_461146582899471_35431659671824 323925865_536008468469115_64241122502059 324343720_1308238423307315_7626035187428

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this