Jacaylbaro Posted March 17, 2009 Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland DATE: 17/03/09 War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdigii uu hogaaminayay, ayaa intii aanu ka soo amba-bixin Jamhuuriyadda Jabuuti, waxa uu la kulmay Walaalkii Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti. Labada Madaxweyne waxa ay ka wada hadleen sii xoojinta xidhiidhada labada dal iyo sidii laysaga kaashan lahaa dhinacyada, Nabad gelyada, Horumarinta, iyadoo beryahanba xidhiidhka labada dal sii xoogaysanayay. Kulankaasi dhex maray Labada Madaxweyne waxa uu ku dhamaaday jawi degan. Wefdiga uu hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa ay shalay galab soo gaadheen Caasimada Somaliland ee Hargeysa, iyaga oo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay. Wefdiga Madaxweynaha waxa kale oo ka mid ahaa Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Marwo Huda Barkhad Aadan, Wasiirka Arrimaha Dibada Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Axmed Maxamed Ciise. Alla Mahad leh. Axmed Maxamed Ciise Xoghayaha Gaarka ee Madaxweynaha JSL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shankarooni Posted March 17, 2009 Sandheere: Waxashtani maahin! Geele: kkkkk yaakhi, adiga waxshtanay walaahi ..iiwaran bal...Ma lagu ictiraafay? Sandheere: Maxaad ka hadlaysa yaakho, ma kabahayaga cusub, wa sandheere No2 kkkk...miisaniyada sanadka cusub weeeye kkkk Geele: dee ictrifkii caalamka ... see weeye yaakhi Sandheere: Wagar! aar taa adiga laga sugayaa saaxib, IGAAD ba laga bilaabaya ba la yidhi, mobile-ka maxaad u xidhatay? Sarkoozi aya ku soo wici doona mahin? Geele: kkkk anigaad reer galbeed iga waramaysa...Du tubrie... aar isha cas mooye si kale ku ma tix galinayaan yaakhi...Ju deu tarei...due Qadaafi , due Afoorqi ... due aniga... yaakhi ta ka baxow, hadaan isku kiin keeno sharifka ka waran yaakhi? Shukansigiini hore ad sii wadaane Sandheere: wa arin wacan...horta Mucaaridka ha ka adkaado ee iikaadi... Geele: Ju mo teivan! yaakhi see tahay yaakhi...Meeshan wa de afrik ...Je vio mo bian! kursiga lagama kaco...democrace iyo electiene waxba laga ma helo, wa dacayad marka USA wax ka rabto lakiin wax icriraaf iyo kale keenaya mahin...china & Iran isku day yaakhi markaasad reer galbeed farta ugu yeedhi Sandheere: war ina ducaalow waxan oo dhan waad qortay soo mahin? Ducaale: Imikaba cagta ma soo marina china? Geele: kkkk iidor sal fududaa Sandheere: kkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 17, 2009 loooooooool ..... aar ka daa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nagwa Posted March 17, 2009 lool sandheere kulaha war leave mr riyaale alone Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 17, 2009 Undoubtedly, Somaliland under Daahir Rayaale's leadership has strengthened Somaliland's relations with its neighbor to the West, Djibouti. May this new found friendship blossom to fruition to the benefit of the peoples of both sides of the border. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 18, 2009 Yes, delegations from all over the world and ours going everywhere is a remarkable progress indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites