Sign in to follow this  
Deeq A.

Go’aamo ka soo baxay shir ay magaalada Laascaanood ku yeesheen waxgaradka Gobolka Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

Shir ay saakay isugu yimaadeen cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Sool clan iyo Fiqishini, shirkaas oo ka dhacay magaalada Laascaanood, ayaa bayaan kasoo baxay lagu sheegay in ciidamada Somaliland ay isaga baxaan magaalada Laascaanood iyo gobolka SooL labada beelood waxay sheegeen inay isugu imaanayaan shirwayne wadatashi ah oo looga tashanayo masiirka iyo aayaha gobolka Sool, waxayna ku baaqeen intaas wixii ka horreeya in la ilaaliyo kala dambaynta iyo amniga.

Qodobada kasoo baxay shirkaan waxaa lagu sheegay in Somaliland ay qaadanayso masuuliyadda dadkii lagu laayay magaalada Laascaanood, intii mudaharaadyadu socdeen.

Halkaan ka akhriso bayaanka lasoo saaray.

FB_IMG_1673172984116.jpg FB_IMG_1673173254337.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this