Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Puntland oo ku fashilantay bixinta mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20230108_101115391.png?resize=394

Xukuumadda Puntland ayaa ku fashilantay bixinta mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada sida ay xoguhu caddaynayaan.

Shaqaalaha kala duwan iyo ciidamada dowladda ayaa sida la xaqiijinayo aan wax mushahar ah qaadan mudda dhawr bilood ah.

Madaxweynaha iyo wasiirka Maaliyadda oo bixin waayay mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada ayaa dhinaca kale ku mashquulsan arrima siyaasadeed.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa sidoo kale bixin wayday gunnooyinkii iyo karashaadka hawl socod-siinta hay’adaha dowladda.

PUNTLAND POST

The post Xukuumadda Puntland oo ku fashilantay bixinta mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this