Deeq A. Posted January 7, 2023 32 kaddib, Kornaylada waxba uma kordhin, Muuse Biixi Masiirka ummaddan wuxu gaadhsiiyay meel aad u liidata, Haddi Gole Baarlmaan oo qiyam lihii jiri lahaa Maamuus ka xayuubin ayuu mudan lahaa. xaqadarray ahayd in Muwaadiniin aan hubaysnayn lagu toogtay Xabbadii ay bixiyeen Cashuurta lagu soo iibiyay, Laas-caanood xoog uma baahna waxay u baahanayd xal, reer Laas-caanood waxay xaq u leeyihiin Nolosha iyo Nabada Hargeysa taal !” Qorre:- Mohamed Sidik – Dhamme Qaran News Share this post Link to post Share on other sites