Deeq A. Posted January 5, 2023 Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo Wefti uu hoggaamino ayaa Si balaadhan loogu Soo dhaweeyay Degmada Dhoqoshay oo hoos timaada Gobolka Togdheer. Masuuliyiinta Xisbiga ayaa bulshada ku boorriyay in ay si buuxda isugu diwaangeliyaan kaadhka codbixinta. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites