Sign in to follow this  
Deeq A.

Shiikh:Gaadhi Jiidhay Laba Haweena “Alla ha u raxmadee” oo Qalibmay

Recommended Posts

Deeq A.   
Laba Haween ah ayaa geeriyooday kadib markii Gaadhi ku jiidhay waddada Laamiga ah ee Deegaanka Galooley oo u dhexaysa Burco iyo Sheekh.
Maydka labada Haween ah iyo dhaawaca Darawalkii Gaadhiga waday oo la sheegay in Gaadhigu la dhacay kadib markii uu Haweenka jiidhay ayaa la keenay Cisbitaalka Degmada Sheekh ee gobolka Saaxil.
323441427_556965653006677_59845394082612
323424428_535807978483854_52415911776469

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this