Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Juxaa oo buriyay go’aan ka soo baxay maamulka Gobolka Bari

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1672808769501.jpg?resize=720%2C61

Xukuumadda Puntland ayaa burisay go’aan ka soo baxay maamulka Gobolka Bari oo lagu joojiyay shirarka siyaasadeed ee aysan fasixin dowladda.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa buriyay go’aankaas waxaana uu fasaxay shirarka siyaaasadeed haddii aysan wax yeelayn amniga Puntland.

Warqad ka soo baxday xafiiska wasiir Juxaa ayaa lagu caddeeyay in dadka reer Puntland xaquuq dastuuri ah u leeyihiin in ay qabsadaan shirar ay ku cabbirayaan ra’yigooda siyaasadeed.

FB_IMG_1672808158773.jpg?resize=720%2C95

PUNTLAND POST

The post Wasiir Juxaa oo buriyay go’aan ka soo baxay maamulka Gobolka Bari appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this