jamacabdi265 Posted April 26, 2023 On 3/28/2023 at 6:19 PM, jamacabdi265 said: SL ma diidi karto ergadaa, ergo diid wa nabad diid. Laba bilood ayee qaadatay, iney SL aqbasho Ergadii. Caalamkii oo dhan ku cadeeyeen iney nabada SL looga fadhiyo. Iminkana ma diidi karto xalka so jeediyaan Ergadaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted April 26, 2023 2 hours ago, Xaaji Xunjuf said: Somaliland jiriteenkeeda wax walba ka muhiimsan kufurti bilaahay aan kafaragud lahayn Hadey dhab ka tahay, oo rabtid ina xal loo helo dhibaatoyiinkaas, wa ina marka hore la fahmo sida heerkan lagu so gaaray oo la qirto meesha wax ka qaldameen, oo isleeyahay kuwan ayaa ugu muhiimsan; 1. Khalad wuu dhacaa, bila adan ayaa nahay. Laakin wa ina tawbad keeno oo kasoo laabano khaladka. SL khalaad badan ayee gashay, inta la qiran lahaa khaladkii oo laga soo laaban lahaa aya lagu sii adkeesatay, lasii raacisay kibir, afxumo iyo la aamino xoog iyo qori inu yahay xal. 2. Umada SL (iyo dadka deegaan kasta) wada degta wa isku dan ayee iyo isku xaq ayee leeyihiin (galbeed ila bari). Laga yaaba iney kala aragti yihiin sida dantaas lagu gaaro, laakinse isku dan uun ayee yihiin markasta umada isku deegaanka ah. 3. Qofka fikirkiisa iyo taladiisa dhiibta maha cadoow, ee wa qof daneeye ah oo hadaanu dan ka leheen umada fikirna ama talo umu soo jeedin leheen. Marka cadoow ha raadsan ee raadi fikirada iyo talooyinka kala duwan, oo soo dhawee. 4. Guriga seeskiisa qalooco qurxin iyo hadal laguma toosin karo ila inta seeska dib loogu noqdo. Taladii dhinac ayee ka qaloocan tahay, taladuna wexe ku qurux badan tahay markey loo dhan yahay ayee miisan leheedahay ayee micno, culeys iyo saameyn leedahay. 5. Siyasada qofna lama colaadiyo, lamana fogeeyo ama bari la isku baahdaa. Waxa la colaadiyay oo la fogeeyay, Saladiintii, aqoonyahankii iyo siyasiintii dhabta ahaa ee xilna rabin oo maanta xal kula raadin lahaa, meeyeen maanta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted June 6, 2023 as i said it before, there will be a lot of opportunity to take selfie, but the statuesque on the ground is not going to change and will not going to come from Xamar, but the battle field. good luck Garaadyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 6, 2023 Spot the difference. Qoraal yar kooban lala rafanaayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 6, 2023 Extra protection for Garaads, secessionists are getting very desperate Quote Share this post Link to post Share on other sites