Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Burkina Faso oo dalkeeda ka  caydhisay safiirkii Faransiiska ee dalkaas.

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Burkina Faso ayaa waddankeeda ka  caydhisay safiirkii Faransiiska ee dalkaas.

Danjire Danjire Luc ayaa lagu eedeeyey in uu fara geliyey siyaasaddi gudaha ee Burkina Faso.

Burkina Faso ayaa noqonaysa waddankii labaad ee erida Safiir Faransiisa iyada oo hore dalka maali looga eryey Danjirihii Paris u joogay Bamako.

Dalalka tallaabadan qaaday ayaa ah kuwo hore Faransiisku u gumaysan jiray isla markaana uu galaan gal xooggan iyo ciidanba ku laha gudahooda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this