Deeq A. Posted January 3, 2023 M/weyne Muuse Biixi oo hadley Xaallada Laascaanood ayaa yidhi . ” Dadkii Laascaanood lagu dilay waa 40 qof , waxaana gacanta lagu hayaa 32 qof dadkii dilay …” ” Ciidamadu way ka baxayaan Gudaha magaalada Laascaanood marka ay magaaladu nabad noqoto …’ ” Dadkii Laascaanood ku dhintay kadis ayay ku dhinteen “ Qaran News Share this post Link to post Share on other sites