Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Soomaaliya oo guddi gaar ah u saaray Arrinta Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa guddi gaar ah u saaray dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Warqad ka so baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban 10 xubnood si ay warbixin rasmi ah uga soo diyaariyaan Laascaanood.

Guddiga ayaa lagu amray in ay warbixin dhammaystiran ka soo diyaariyaan Xiisadda ka taagan Laascaanood ee lagu laayay shacabka magaalada islamarkaana lagu bara-kiciyay.

Halkaan ka akhriso Magacyada Guddiga

FB_IMG_1672732330085.jpg?resize=701%2C96 FB_IMG_1672732334181.jpg?resize=720%2C99

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Soomaaliya oo guddi gaar ah u saaray Arrinta Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this