Sign in to follow this  
Deeq A.

Shakhsiga sannadka 2022 ee Hiiraan Online: Mudane Cali Jeyte Cismaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Hiiraan Online waxay si buuxda iskugu raaceen inay mudane Cali Jeyte Cusmaan u aqoonsadaan shakhsiga sannadka 2022 ee HOL. Goa`aankaan ayaa waxaa lagu saleeyay hab hoggaaminta aan wax loo dhigo aysan jirin ee mudane Cali jeyte ku sifoobay, gaar ahaan kacdoobka looga soo horjeedo kooxda Al-Shabaab, iyo daacadnimada iyo waddaniyada uu dalkiisa u qabo.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this