Sign in to follow this  
Deeq A.

Anigu qaddiyada Somaliland waan aaminsanahay balse ma qabo inay tahay wax qofka aan rabin lagu sandullayn karo oo qasab lagaga dhigi karo…Abwaan Weedhsame

Recommended Posts

Deeq A.   
Waa munaafaq Qofka ku odhanaya “Somaliland xaq bay u leedahay inay aayaheeda ka tashato” ee aan odhan karayn “Dadka reer Sool xaq bay u leeyihiin aayo ka tashigoodu”
Midna ogow, Dawaladdu waxay shacab ku maamuli kartaa rabitaankooda. Haddii aanay ku rabin, xoog iyo cudud cidina cid kuma maamuli karto.
Anigu qaddiyada Somaliland waan aaminsanahay, balse ma qabo inay tahay wax qofka aan rabin lagu sandullayn karo oo qasab lagaga dhigi karo.”
Abwaan Xasan Daahir – Weedhsame
weedhsame.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this