Sign in to follow this  
Deeq A.

“Somaliland Cadaw muu soo weerarin ee waa qorshe xumada xukumada Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   
“Somaliland Cadaw muu soo weerarin ee waa qorshe xumada xukuumada Muuse Biixi
Daahir Riyaale dad mid ah iyo dal mid ah buu Madaxweyne Siilaanyo ku wareejiyay, Siilaanyo waxa uu Muuse ku wareejiyay dal iyo dad mid ah isna tii baa laga doonaya..”
Xoghayaha Caddaaladda xisbiga Waddani yoonis Ahmed yoonis
May be an image of 1 person and standing

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this