Sign in to follow this  
Deeq A.

PUNSAA oo danbi dagaal ku tilmaantay waxa ka socda Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20221231_113444599.png?resize=720

Ururrada Bulshada Rayidka Puntland ee PUNSAA ayaa maanta war-saxaafadeed ka soo saaray shacabka lagu laynayo magaalada Laascaanood.

War-saxaafadeedka ka soo baxay PUNSAA ayaa danbi dagaal ku tilmaamay xasuuqa ay Somaliland ku waddo shacabka Laascaanood.

PUNSAA ayaa sidoo kale u tacsiyaysay dhammaan dadkii wax ku noqday dhibaatada ka taagan Laascaanood.

Halkan ka akhriso War-saxaafadeedka

FB_IMG_1672474402083.jpg?resize=720%2C10 FB_IMG_1672474407022.jpg?resize=678%2C96

PUNTLAND POST

The post PUNSAA oo danbi dagaal ku tilmaantay waxa ka socda Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this