Sign in to follow this  
General Duke

TFG/wrong on the BLOOD letting in Mogadishu...

Recommended Posts

The TFG, yet again highlights its incompetence with regards to issues affecting the lives and well being of the people it represents. Civilians are being killed in large numbers, more than a hunderd have been maimed and countless others chased out of their homes, whole districts are being demolished as the battles rage in street corners. The warlords and courts have shown no regard for the lives of their combatents and less for the general public.

Where is the PM, minister of ineterior and the MP's from Moigadishu? Why has the President and his aides made no comment? Leadership and backbone are required.... Allah the most merciful I beg you bring peace and protection to my people...

 

Dowladda federaalka oo ka gaabisay joojinta dagaalada Muqdisho

 

Dowladda federaalka Soomaaliya ee fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo ayaa iyadu ka gaabisay qaab walba oo lagu doonayo in lagu kala dhex galo kooxaha ku hardamaya gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho iyagoo ku ekaaday baaqyo nabadeed oo aan cago badneyn iyo hanjabaad aan mustaqbal u noqon shacabka le'anaya.

 

Wasiirka wasaarada warfaafinta dowladda federaalka Max'ed Cabdi Xayir Maareeye ayaa u soo jeediyay baaq kooxaha ku diriraya gudaha Muqdisho isagoo ugu baaqay inay si deg deg ah u joojiyaan colaadaha ka aloosan Muqdisho oo ay ku dhamaanayaan shacakba gobolka Banaadir, isagoo dhinaca kalena ugu janjabay kooxahaasi in aysan marnaba u cafin doonin dembiga ay galayaan shacabka iyo weliba dowladda federaalka Soomaaliya tiirkana la soo taagi doono mar ay noqotaba.

 

Sidoo kale, guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee baarlamaanka Prof. Max'ed Cumar Dalxa oo isaguna ku sugan magaalada Baydhabo ayaa u soo jeediyay inay dagaalka ka joojiyaan shacabkooda kooxaha walaalaha ah ee is dilaya, wuxuuna si cad u sheegay Daxla in aysan awood u laheyn dowladda federaalka inay kala dhex gasho kooxahaasi isla markaana saldhigeedu yahay magaalada Baydhabo halka dagaalku ka dhacayona ay tahay Muqdisho “Dowladda federaalku awood uma lahan inay kala dhex gasho kooxahaasi I diriraya maxaa yeelay fariisinkeedu waa Baydhabo halka dagaalku ka socdana waa Muqdisho, waxaase jira dedaalo nabadeed oo ay horey u sameysay dowladdu waxayna u soo dirtay xildhibaano wax xal ahna wey ka keeni waayeen, welina lagama quusan waxaan u soo diri doonaa wasiiro iyo xildhibaano†ayuu yiri Daxla oo ku cel celiyay inay nabadda qaataan dhinacyadaasi isla markaana shacabka u turaan.

 

Garaad Salaad Xirsi

Muqdisho, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this