Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoyska AHN Xaliimo Jaamac Cigaal oo tacsi loo dirayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maalintii Isniintia ahayd, ee bisha December 26, 2022 ku geeriyootay magaalada London ee dalka ingiriiska Alle ha unaxariistee hooyo Xaliimo Jaamac Cigaal, oo miuddo aad u kooban ku xanuunsaneyd dhaqtar ku yaala London.

Xaliimo ayaa ka mid ahayd bahda caafimaadka, muddo dheeraa ka soo shaqeysay isbitaalada dalka ee kala duwan, intii ay London joogteyna ku caan baxday sama-falka iyo inay qayb ka qaadato arrimha bulshada.
Waxaa si gaar tacsi loogu dirayaa ilmaheeda oo kala jooga dalka Midowga Boqortooyada Ingiriiska iyo Boqortooyada Sacuudiga, waxaana Alle aan uga baryeynaa naxariistiisii Janno iyo inuu sabur iyo inaan ka siiyo Caruurtii iyo ehelladii ay ka baxday.

Aamiin

The post Qoyska AHN Xaliimo Jaamac Cigaal oo tacsi loo dirayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this