Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaanka Sare ee Xisbiga WADDANI Oo kulan kula qaatay madaxda dhaqanka iyo waxgaradka gobolka Awdal

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Musharraxa madaxweyne Xigeen Mudane Maxamed Cali Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Masuuliyiin kale iyo xildhibaanada Xisbiga ayaa magaalada Boorama kulan kula qaatay madaxda dhaqanka iyo waxgaradka gobolka Awdal.

Kulankan oo ahaa is xog waraysi xaaladda dalka ayaa sidoo kale lagu xoojinayay sidii bulshadu si buuxda isugu diwaangelin lahayd kaadhka codbixinta.

IMG-20221230-WA0097-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0131-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0130-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0128-1024x819.jpg IMG-20221230-WA0129-1024x773.jpg IMG-20221230-WA0126-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0127-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0123-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0124-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0125-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0121-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0122-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0118-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0119-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0120-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0116-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0117-1024x683.jpg IMG-20221230-WA0099-1024x683.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this