Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u danbeeyay & Xaalada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararkii u danbeeyay & Xaalada Laascaanood

Maalintii afraad ayaa mudaharaado ka socdaan magaalada Laascaanood, Ciidamada ayaa ridaya rasaas si ay mudaharaadka u joojiyaan.
Bidde Faarax Caalin, oo ka mid ahaa Odayaasha magaalada ayaa ku geeriyooday rasaas la sheegay in ay rideen Ciidamada Somaliland.
bide.jpg
Ganacsiga magaalada ayaa xidhan ilaa maalintii mudaharaadku bilaamay.
Dhinaca kalena laba Isuduwe ayaa maanta sheegay in ay xilkii iska casileen kuwaas oo kala ah Xanan A. Warsame
xanaan-771x1024.jpg
oo ahayd Isuduwihii Qaxootiga iyo Barakacayaasha iyo Hafsa Dualleh, oo ahayd Isuduwii Maamul wanaaga.
May be an image of 10 people, people standing, people sitting and outdoors

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this