Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: defeated clan court left overs kill more children

Recommended Posts

War deg deg ah: Caruur kale oo maanta qolyaha wax qarxiyaa ku xasuuqeen magaalada Muqdishu

 

Posted to the MOL July 19, 2007, 8:33 am

 

Inta la ogyahay 3 caruur ah iyo 2 qof oo waaweyn ayaa ku dhintay hoobiyaal ay maanta soo tureen qolyaha waxqaraxiya ee argagixisada ah. Caruurtaan oo ku ciyaarayso garoon ku yalaa xaafada Shibis oo u dhow meesha uu ka socda Shirka dib u heshiisiinta qaran ayaa waxaa haleelay hoobiyaashaan. Wararka ayaa intaas ku daraya in dhimshadu intaas ka badan karto iydoo ay jiraan dad badan oo dhaawac ah oo loola kala cararay cisbitaalada Magaalada Muqdishu.

 

Wararka ayaa intaas ku daraya in qolyaha wax qarxiya oo hoobiyaasha ay tuuraan aysan ogayn meesha ay ku dhacayaa ay dad badan ku laayeen hoobiyaasha ay iska tuurayaan iyagoon wax naxariisa u muujin bulshada reer Muqdishu oo ay ku andacoodaan inay gumaysiga ka kicinayaan.

 

Dhawr todobaad ka hor ayay sidaan oo kale miino ay aaseen qolyaha wax qorxiya waxaa ku dhintay illaa 7 caruur ah oo sidaan oo kale kubad ciyaaraysay.

 

Wararka ka imaanaya Muqdishu ayaa sheegaya in qaraxyadaan loogu talo galay in dadka lagu cabsi galiyo qaasatan ergada ka qayb galaysa shirka dib u heshiisiinta.

 

Madaxweynaha Dawlada KMG ah C/laahu Yuusuf ayaa horey u sheegay inaan shirku u baaqan doonin hoobiyaal ay soo tureen rag fuleynimo awgeed inta dhuunta qaraxooda aan u meel dayin oo dadka shacabka ah ku laaya.

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hoobiyeyaal ku soo dhacay Degmada Shibis oo wexyeelo isugu jirta Dhimasho iyo Dhaawac u geystay Caruur

 

Mugadisho, khamiis, Julaay 19, 2007 SMC

 

Daqiiqado ka hor ayaa waxaa hoobiyeyaal lagu soo weeraray degmada Shibis oo deris la ah xarunta Gaadiidka Booliska oo ah xarunta uu shirku ka socdo.

 

Ugu yaraan 5-hoobiyayaal ah ayaa ku soo dhacay degmada shibis, waxeyna hoobiyaashaan geysteen qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

 

Qaraxyada Hoobiyayaashaas ayaa waxey geysteen dhimashada 6-Caruur ah oo ay afar ka mid ah walaalo yihiin,

 

 

waxeyna hoobiyaashaas ku soo aadeen xili uu Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu ku sugnaa guri ku dhow goobta uu shilkaas hoobiyaha ka dhacay.

 

 

 

 

Dhinaca ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliyeed ayaa rasaas furay xiligii uu qaraxaas hoobiyaha dhacaayay, waxeyna rasaastaas sababtay dhaawacyo ku yimaada dadka rayidka ah.

 

Ma aha markii ugu horeysay oo qaraxyo hoobiyayaal ah dhacaan, balse tani waxey ku soo aaday xili Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada C/Casiis loo fadhiyo shirweyne dib u heshiisiineed oo ay yeelanayaan Beelaha Soomaaliyeed.

 

Somaliweyn Media Center (SMC)

Muqdisho Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Duke:

More children killed for the Asmara criminals to make headlines. Disgusting

^^That act is certainly a tragic one in many ways, not least that it damages those who genuinely fight against Ethiopia and against those who claimed to have given it the invite! But that you of all people who was quite jubilant in the Juba massacre, and equally so in the last fight in Xamar, and even paraded the pictures of the dead shabaabs objects it is the drill here! Yours is coming from the wrong cavity. Really!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Ha la hubsado. Nowadays any1 can make claims. It's time for the media to ring Asmara and ask who is doing what and why! You never know what Sherrif or Adow would say. I bet they will dismiss it and condemn such heinous crimes in toto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xasuqshacab.jpg

 

Xasuuq Shacab Malagu Gaaraa Xal Siyaasadeed?

 

Hadaba qaab dhaqameedka kooxahan "Shacabka ku jihaada" ayaa noqday mid ka hor yimid kana careysiiyay shacabka reer Muqdisho tan iyo markii lagu kala baxay dagaaladii ugu dambeeyay ee Muqdisho, waxeyna u adeegsadaan shacabka hadeer kooxahan erayada kala ah sida "Argagixiso" iyo markii ey maqlaan qarax ama rasaas ey sidoo kale adeegsadaa erayga "Fal Argagixiso", taasoo daliil kuugu ah in habayaraatee shacabka Muqdisho badankiis aan u hayn wax kalsooni ah, isla markaana ey doonayaan in laga qabta.

 

Kooxahan oo ah kuwa fara ku tiris ah ayaa u muuqda kuwo sii daciifaya howgaladooda maalinba maalinka ka danbeysa, waxaana hubaal ah in hadii ey sidaan kusii socoto arinka eyna wadaan kooxahan gumaadka ey ku hayaan shacabka ey banaanka kusoo istaagi doonaan mudo gaaban, geedkii ey ku gabadaana uu sheegi doono.

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin, I will pardon you on this occasion brother, beacuse you seem to have made a lapse uncommon for you.

 

To say I was "jubilent" at the deaths of civilians or even combatents is a grave error. Though I know you seem to have lost your composure of late, no doubt since most of your political predictions have come to naught.

 

However some reflection needs to be taken, before you make such remarks towards my person though I dont mind what people say at times, I was disapointed by yours.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is a policy used by Egypt to kill an innocent ppl and/or children and blame it on the Islamists ,,,,,,,,,,,,,, it is simple and is called: KILL THEM AND BLAME OTHERS

 

 

They can kill but ha la hubsado who fired the mortars ,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Indeed the Bashi line is quite original. When things go wrong on one side we must be carefull but when there are mere rumours supposidly commited by "them" we must just propogate it.

 

Wonderful stuff however, in any enquiry to acts of violence the first suspect must be the one who made the threats to commit such an act.

 

Thus who made the threats? The clan courts

Who claimed responsability for the attack on Sunday? Clan courts

 

Who leads the clan courts? Sharif Ahmed, Xasan Dahir and Cadow.

 

Thus who's door will this bad scene be left at?

Xasan Dahir, Cadow, Sharif Ahmed and those in Asamara.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ymmsmor2.jpg

 

Young Mujahideen Movement in Somalia Issues Video of Launching Mortars at Location of National Peace Conference, Provides Harvest of Jihad Report

 

The Young Mujahideen Movement in Somalia issued a two-minute video and a communiqué through the Global Islamic Media Front to jihadist forums today, Tuesday, July 17, 2007.

 

The video contains footage of an attack they had claimed in a prior communiqué, firing mortars in Shibis at the location of the National Peace Conference during the opening speech of Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed.

 

For operations performed by the group yesterday, three attacks are listed in their “harvest” report, including the killing of four Ethiopian soldiers in the Ex Control zone, assassinating the deputy chairman of Afgoi district, Hassan Ahmed Hassan, destroying a car of Somali forces in Bakara market of Mogadishu with an improvised explosive device (IED).

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Insurgents vow to foil The peace conference

Fri. July 13, 2007 04:21 pm.- By Mohamed Abdi Farah. - Send this news article

 

(SomaliNet) The Somali delegates attending the national reconciliation conference began pouring into the Somalia capital Mogadishu as the interim government conducts wider preparation of preventing another delay.

 

Despite the government’s decision to hold the meeting inside the restive capital there are symptoms of increased violence and the insurgents vowed to bomb the conference venue.

 

It is widely believed inside the country that the violence will not end forever until the current government began negotiating with its rebel groups like the Islamic Courts who have public support.

 

A warning leaflets have been scattered on the streets warning anyone whose ambition is to take part in the peace meeting.

 

The Al-Shabab Islamists vowed to disrupt Sunday's meeting and foil any attempt by the government to bolster its clutch on the country.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this