Sign in to follow this  
Deeq A.

Yaa bixiyay amarka lagu laayay shacabka Laascaanood?

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1672254771395.jpg?resize=720%2C54

Ciidamada Somaliland ayaa mar kale Caawa Rasaas la dhacay dad rayid ah oo muddaharaad ka samaynayay Laascaanood.

Muddaharaadka ayaa weli ka socda Laascaanood waxaana khasaare kala duwan gaaray dadka shacabka ah kadib markii ciidamada Somaliland rasaas la dhaceen.

Wararku waxay sheegayaan in amarka lagu laayay shacabka uu bixiyay nin lagu magacaabo Cabdikariin Aadan Xaaji Diiriye oo Somaliland u qaabilsan Gobolkaas.

Dadweynaha Laascaanood ayaa ka muddaharaadaya dilalka qarsoon iyo kuwa muuqda ee lagu hayo dadka Reer Sool gaar ahaanna dilalka madax-jebiska ah.

PUNTLAND POST

The post Yaa bixiyay amarka lagu laayay shacabka Laascaanood? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this