Deeq A. Posted December 28, 2022 Musharax Cirro ayaa galabta Safar deg deg kaga baxay Magaalada Hargeysa . Musharaxa ayaa ku sii jeeda Magaalada Borama waxaana uu soo kormeeri doona diwaanaglinta cod bixiyayaasha . Saaka waxuu soo kormeeray Musharaxu gobalka diwaangalinta ee Hargeysa , waxaana uu safarkan ku soo mari doona dhamaan gobalada Somaliland . Qaran News Share this post Link to post Share on other sites