Deeq A. Posted December 28, 2022 Guddoomiye ku-xigeenkii gobolka Sool Maxamed Aadan, ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi. Maxamed Aadan, waxa uu sheegay in uu dareenka dadkiisa awgeed isu-casilay, halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites