Deeq A. Posted December 28, 2022 Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle ayaa ku soo wajahan magaalada Muqdisho, waxaana uuna kulama la qaadan doonna madaxda dowladda oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud. Ismaacil Cumar Geelle ayaa sidoo kale lagu wadaa in uu ka qaybgallo munaasibadda xarig jarka akademiye-gobaleedka Afka Soomaaliga AGA oo maalinta beri ah la daahfuri doonno. Qabanqaabada soo dhaweynta Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si weyn looga dareemayaa caasimada dalka iyada oo aad loo adkeeyay ammaanka. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites