Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoladii badnayd ee xukuumada ka tirsanayd ee lahayd dilka digilkaa ka masuula hadana maxay inoola hadli waayeen…Xildhibaan Max’ed Abiib

Recommended Posts

Deeq A.   
Marka aad jawaab u waydo kii wax dilay marar badan hadana waxan dilayaa kii lahaa yaana dilay Dawladaay? maaha wax la aqbali karo
Laascaanod waxa ka socda maaha wax sax ah baadhis gundheer ayay u baahan tahay meeshan dilka ka socdaa qalbiga ayuu gubayaa waayo Acyaantii iyo Haldoorkii uunbaaba habeenba mid la soo sheegaya gawriciisa
Qoladii badnayd ee xukuumada ka tirsanayd ee lahayd dilka digilkaa ka masuula hadana maxay inoola hadli waayeen iyagoo badan oo u sheegi waayeen cidan ka masuulka ah dilkan socda uun. ilayn waatii Midhif iyo Digilba la mastaafuriyee.”
Qorre:- Xildhibaan Maxamed Abiib
May be an image of 1 person

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this