Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Waddani oo arinta Laascaanood ku tilmaamay maamul xumida Xukuumadda Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa qoraal uu soo saaray oo uu bartiisa Twitter-ka dhigay waxa uu rabshadii maanta ka dhacday ku eedeeyay xukuumadda Muuse Biixi waxana uu nasiib daro ku tilmaamay wixii dhacay, qoraalkiisa oo koobnaa waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan.

Laascaanood waxaa ka dhacay ayaandarro weyn oo ka turjumaysaa siyaasad-xumada xukuumadda.

Xisbiga WADDANI wuu ka soo horjeedaa in shacabka xabbad nool loo adeegsado. Dilkii Cabdi-Hadraawi iyada oo aan cid loo qaban, in lagu sii daro geeri iyo dhaawac kale waa guuldarro weyn

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this