Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo laga hirgelinayo isbitaallo looga maarmo caafimaadka dibadda

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1672035972282.jpg?resize=720%2C48

Shirweynaha Qurba-joogta Puntland oo muddooyinkii danbe ka socday magaalada Garoowe ayaa xalay la soo geba-gabeeyay.

Shirka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed qodobaysan oo ku saabsan arrimihii looga hadlay mudadii shirkaas socday.

War-murtiyeedka ayaa soo jeediyay in wax laga qabto guud ahaan xarumaha iyo adeegyada caafimaadka Puntland.

War-murtiyeedka ayaa sidoo kale ku baaqay in dowladda iyo Qurba-joogtu iska kaashadaan hirgelinta isbitaallo takhakhus oo looga maarmo caafimaadka dibaddda.

Halkaan ka daawo Muuqaalka

PUNTLAND POST

The post Puntland oo laga hirgelinayo isbitaallo looga maarmo caafimaadka dibadda appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this