Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliban Oo Amar Ku Soo Rogtay Haweenka Dalka Afgaanistaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliban ayaa soo saartay amar haweenka Afgaanistaan lagaga mamnuucay in ay u shaqeeyaan hay’adaha aan dowliga ahayn.

Hoggaamiyaasha Islaamiga ah ayaa sheegay in haweenka u shaqeya hay’daha samafalka ay baal mareen habka lebiska Islaamka oo aaney xijaab xidhan.

Wareegtadan ayaa kusoo beegmaysa maalmo un kadib markii haweenka ardayda ah laga mamnuucay Jaamacadaha.

Qaramada Midoobey ayaa cambaareysay tallaabadaasi iyadoo ku tilmaantay mid xadgudub ku ah xuquuqda aas-aasiga ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this