Sign in to follow this  
Deeq A.

Maleeshiyo beeleed hubaysan oo qabsaday Xarunta Wasaarada Caafimaadka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
Maleeshiyo beeleed hubaysan ayaa saaka la wareegay xarunta wasaaradda Caafimaadka Puntland ee magaalada Gaalkacyo.
Maleeshiyaadka ayaa gebi ahaanba albaabada isu dhuftay xarunta wasaaradda islamarkaana weli gacanta ku haya sida ay xaqiijiyeen goob-joogayaal.
Lama oga sababta ka danbaysa in maleeshiyaadkan hubaysan ay qabsadaan xarunta wasaaradda.
Waxaase muddooyinkii danbe isa soo tarayay cabashooyinka ka imaanayay bulshada iyo eedeymo musuq maasuq ee loo jeedinayo xubnaha ugu sareeya Wasaaradda ee Gobolka Mudug.
May be an image of road and sky

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this