Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku sii jeeda Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Muqdisho sida ay wararku xaqiijinayaan.

Madaxweynaha Puntland ayaa lagu wadaa in uu kaga qayb-galo Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo gelinka danbe ee maanta ka furmaya Muqdisho.

Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo uu weheliyo Gobolka Banaadir ayaa Shirkan kaga arrinsanaya Xaaladda Siyaasadeed tan Dhaqaale iyo midda Amni ee dalka.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo maanta ku sii jeeda Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this