Sign in to follow this  
Deeq A.

Baraf Wata Dabaylo Xoog Leh Oo Kala Xidhay Isku Socodka Waqooyiga America

Recommended Posts

Deeq A.   

Dabeylo daran iyo qabow ka jira magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sababay in la xidho dhammaan iskuullada, sidoo kalena ay baaqdaan duulimaadyada diyaaraha u kala goosha Canada iyo guud ahaa Waqooyiga America.

Qabowga wuxuu sidoo kale saameyn ku yeeshay nolol maalmeedka dadka, gaar ahaan kuwa ku cusub dalkaasi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this