Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiillada Oo Magacabay Guddi Wax Ka Beddel Iyo Kaabis Ku Samaysa Laba Xeer Oo Shacab Somaliland Muddo Dheer Ka Cabanayeen.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada Somaliland Siciid Mire Giirre, ayaa magacabay guddi wax ka beddel iyo kaabis ku samaysa laba xeer oo shacab Somaliland muddo dheer ka cabanayeen.

Laba xeer ayaa kala ah Xeerka Ciqaabta guud iyo xeerka Madaniga ah ee maxkamaddaha Somaliland.

Qofkii ugu dambeeyay ee xeerkan Ciqaabta guud ka cawda waxa uu ahaa Cabdimaalik muuse coldoon.

1111111111111.jpg 22222222222.jpgfea

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this