Sign in to follow this  
Deeq A.

Wada-hadal u socda Xukuumadda Puntland iyo Urur siyaasadeedka Dhalinyarada

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Puntland iyo xubno ka tirsan urur siyaasadeedka Dhalinyarada ayaa wada hadal hoose u socdaan si ururkaas loogu qanciyo doorashada.

Xogo kala duwan ayaa sheegaya in wada-hadal labada dhinac uu yahay mid lagu qancinayo ururka in uu aqbalo doorashada.

Lama oga in wada-hadalka socda uu wax ka beddel doono mawqifka urur siyaasadeedka Dhalinyarada ee dhinaca doorashada.

Horseed iyo Mideeye ayaa sidoo kale kamid ah urur siyaasadeedyada aan weli aqbalin doorashada.

PUNTLAND POST

The post Wada-hadal u socda Xukuumadda Puntland iyo Urur siyaasadeedka Dhalinyarada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this