Jacaylbaro Posted December 10, 2009 Wargyska ugu afka dheer dalka Dermark ayaa so bandhiigay sawirkii ninkii isku qarxiyay, xafladii ardayda lagu gudoonsinayay shahaadooyinka. iyadoo maalintaas goobtaas ay ku naf-waayeen in ka badan 22 qof, oo iskugu jiray arday, dhaqaatiir, Wasiiro, iyo weliba waaliidiinti ardaydaas xaflada ka so qeyb gashey. Sawirkan shaashada ka muuqda ayaa ah ninkii isku qarxiyay HOTEL SHAMOOW ee magaaladda Muqdisho. kaas oo lagu magacaabi jiray Cabdi Raxman Nuunow isla markaana ka mid ahaa Soomaalida wadankaas magangelyada ugu noolaa in muddo ah. Arrintani ayaa waxa argagax ka muujiyay shacabka reer Danmark kadib markii ay ka war-heleen warbixintan ku sabsan Cabdi Raxman Nuunow oo isagoo 5-sanno jir ah la geeyay wadanka Dernmark. Qaar ka mid ah dadkii sida weyn ninkaani is qarxiyay u yaqaaney ayaa waxay isku raaceen inaysan waligood is oran ninkaas ayaa ku kicii doonaa fal argagax gelin karra umadda Soomaaliyeed, hasse yeshe marka ay aarkeen ay ka murugodeen, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 10, 2009 The irony is the fact that the alleged bomber did what he did to help Somalia get out of its prolonged misery Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2009 by killing its graduates ?? ,,, irony indeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted December 10, 2009 waxaaan maqli jiray dadka galiya cadaabta iyo jannada kuwo galaya labada waxaa hogaaminaya shiikh , marka nimanka wadaada sheeganayaa oo waxaas inta ay dadka masaakiinta ah diinta uga dhigaaan u herseedaya halaaga naftooda iyo ummada kalaba, waa ku hadhow dadka cadaabta hor boodinaa baan filayaa. ninkaan is qarxiyey waxay badan tahay in uu diinta wax aad u yar ka yaqaanay oo laga fiidaystay jaahilnimadiisa, haddii kale ma yeeleen waxaas inuu sameeyo. ama qof wax u dhiman yihiin oo garaadkiisu aad u hooseeyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 10, 2009 yes indeed ya Majnun al Leyla. they tell us that Ethiopia is the source of all evil and she features in alshabaab rhetoric but mysteriously never gets bombed for all of her crimes while poor Somalis die in the rate of hundreds, not to mention the exodus alshabaab’s mindless effort causes to the inhabitants of Somalia’s urban centers. a food for thought, is it not! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted December 10, 2009 What is far worse are the leaders who have brainwashed these young men to committ mass murder in the name of religion while they themselvess are unwilling to do the same and instead enjoy life. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted December 10, 2009 JB: I don't think the picture is the same guy. Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 10, 2009 JB, you are not doing justice to Artan guy. Put his name under the first photo for he is not the killer. It is big shame you put his face to show as if he is the dead one. By the way, wax Nuunoow la yidhaa oo reerka ah majiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 10, 2009 What is wrong with JB's Danish...or why is he against this Artan Guy?...FYI Artan(the 1st picture) claims to have been the bombers best friend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted December 10, 2009 A&T: Durbaba preliminary database search baad suubisay. Walee kii yaraa ee farta kugu fiiqay the other day walwal weyn buu ku galiyey. Ma hubisay inaadan misspell suubin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 10, 2009 Wax nuunoow la yidhaa oo anigu aan maqlay waa wasiirka TFG'da ee hebel Madoobe Nuunoow . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted December 10, 2009 ^Kaasu reer-Burco ayaan moodi jirayee, Nuunoow-na mala baxaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 10, 2009 walaahi Burco iyo Baydhabo meel uu noqdaba, Nuunoow looga dhow Tolkay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted December 10, 2009 ^ , Adeer cidina dacwad kuuma haysato adiga hada "Waxaad fashoo fashay, Wa'in faatakum", Quote Share this post Link to post Share on other sites