Sign in to follow this  
Deeq A.

Ilhaan Cumar oo booqanaysa degaanno ka baxsan Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Marwo Ilhaan Cumar oo safar ku joogta Puntland ayaa lagu wadaa in ay booqato degaanno ka baxsan caasimadda Garoowe.

Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa gelinka danbe ee maanta ku sii jeeda magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

Qaban-qaabada soo dhaweynta Ilhaan ayaa ka socota Qardho halkaas oo la filayo in ay caawa ku hoyato.

PUNTLAND POST

The post Ilhaan Cumar oo booqanaysa degaanno ka baxsan Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this