Sign in to follow this  
Deeq A.

Is af-garad hordhac ah oo laga gaaray shaqaaqooyin ka dhacay Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1671787755660.jpg?resize=720%2C48

Is af-garad hordhac ah ayaa laga gaaray dhacdooyin sababay dhimasho iyo dhaawac oo dhawaan laga soo weriyay Gaalkacyo.

Shir ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo ay goob-joog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa lagu shaaciyay is af-garad hor dhac oo laga gaaray arrintaas.

Odayaasha labadii dhinac ee dhibaatadu kala gaartay ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin nabadda islamarkaana duug kala qaatay.

Odayaasha Labada dhinac ayaa sidoo kale ku ballamay shir lagu dhammaystirayo dib u heshiisiinta labada beelood.

PUNTLAND POST

The post Is af-garad hordhac ah oo laga gaaray shaqaaqooyin ka dhacay Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this