Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo qaramaysay malayshiyaadkii ku dagaallamay Saax-maygaag

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1671733872841.jpg?resize=720%2C40

Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Gen. Abshir London ayaa maanta booqday malayshiyaad ku sugan nawaaxiga degaanka Saax-maygaag.

Taliyaha ayaa sidoo kale dhowaan booqday malayshiyaad kale oo ku sugan duleedka degmada Boocame.

Malayshiyaadka labada dhinac ayaa Puntland qaramaysay islamarkaana loo aqoonsaday ciidamo dowladeed.

Labada malayshiyaad oo u abaabulan qaab beeleed ayuu horay dhexmaray dagaal ku salaysan muran dhuleed.

PUNTLAND POST

The post Puntland oo qaramaysay malayshiyaadkii ku dagaallamay Saax-maygaag appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this