Dhubad. Posted April 4, 2007 Ciidammo ka yimid Puntland oo la sheegay inay Dekedda ka afduubteena. Iyadoo Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho ay aad u amaankeeda u sugayaan ciidamo ka tiran Uganda ayaa haddana waxaa dekeddaasi laga watay Markab u rarnaa ganacsato, waxaana la sheegay in ay afduubteen dhowr iyo toban dhallinyaro ah oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Federaalka, ilaa iyo haddana lama garanayo sababaha ay Markabkaasi afduubteen. Markabkaan oo mudooyinkaan ku sugnaa Dekedda kadib markii ay dejintiisa saameyn ku yeesheen Dagaalada Ka socda Magaalada Muqdisho, ayaa loo badinayaan in Afduubayaashu ay la aadaan dhinaca deegaanada Puntland. Waa markii ugu horeysay oo Dekedda weyn laga afduubto markab u rarnaa ganacsato, iyadoo aysan wax war ah ka soo saarin Dowladdu ilaa iyo hadda xaladda markabkaasi. Markii ay la wareegeen gacan ku haytan Magaalada Muqdisho Maxaakiimtii Islaamiga ayaa waxaa dhamaaday afduubka loo gaysto Maraakiibta, iyadoo mar ay afduubteen markab kooxihii burcadda ahaa dhamaantood la soo qabtay. Source: SomaliTalk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 4, 2007 :confused: :confused: :confused: :confused: :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted April 4, 2007 Maybe they were just Pirates ey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 4, 2007 i hate when blame everything on P-land ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted April 4, 2007 Soon Puntland will attack Iran! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted April 4, 2007 Or maybe Puntland militia kidnapped the fifteen sailors in Iran/Iraq? Quote Share this post Link to post Share on other sites