Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo katirsan Congress-ka Mareykanka oo lagu soo dhoweeyay Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland waxaa maanta lagu soo dhaweeyay Senator Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congress-ka dalka Mareykanka.

Ku Simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada maamulka Puntland Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan oo ay wehliyaan masuulyiinta ka tirsan Goleyaasha Dawladda iyo dadweyne badan ayaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ku soo dhaweeyay Xildhibaannada.

Senator Ilhaan Cumar ayaa Masuuliyiinta iyo bulshada soo dhoweysay uga mahadcelisay sida diiran ee ay u soo dhoweeyeen.

Ilhaan Cumar oo booqasho rasmi ah uga bilaabtay caasimadda Garowe ayaa lagu wadaa in caawa loo qabto munaasabadan lagu soo dhoweenayo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this