Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Juxaa oo iska diiday in uu ku biiro urur siyaasadeedka Kaah

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa diiday in uu ku biiro urur siyaasadeedka xukuumadda ee Kaah.

Wasiirka oo marar kala duwan loo jeediyay in uu ku biiro ururka Kaah ayaa iska diiday dalabkaas sida ay wararku xaqiijinayaan

Mudane Juxaa ayaa ku doodaya in uu dhex-dhexaadnimada luminayo haddii uu ku biiri urur siyaasadeed gaar ah.

Wasiirada ugu dhow Siciid Deni oo ay ku jiraan Dhabancad iyo Lugatoor ayaa ka tirsan urur siyaasadeedka xukuumadda.

PUNTLAND POST

The post Wasiir Juxaa oo iska diiday in uu ku biiro urur siyaasadeedka Kaah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this