Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland: Wariye Laba sano xirnaa oo la siidaayay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ahaa sheegaya in goordhaw xabsiga laga sii daayay Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon.

Wariyaha ayaa laba sano ka hor la xiray kadib markii ciidamada ka soo qabteen magaalada Burco.

Coldoon ayaa loo haystay eed ka dhan ah dugsiga Abaarso oo ku yaalla Somaliland, kaas oo xeer ilaalintu ku eedeysay in uu aflagaadeeyay.

Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon ayaa dhawrjeer oo horay waxa uu la kulmay xarig, isagoo marba ay ciidamada eed u soo jeedinaayeen.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this