Deeq A. Posted December 22, 2022 Wararka naga soo gaarayo deegaanka RUUN-NIRGOOD oo hoostaga gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka ah ay si rasmi ah ula wareegeen. Ciidamada ayaa saaka ku qaaday hawlgal waxaana la sheegay in deegaanka si rasmi ah ula wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka. Muddooyinkii la soo dhaafay waxaa hawlgallo qorsheysan oo ka socday gobalka shabeellaha dhexe, waxaana taas ay sababtay in laga deegaanno badan. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites